QAYBTII 1AADAMINTII NASIIBKU NAAFEEYAY! Amin waa gabar reer burco ah, oo aan aniga qoraa ahaan mudo aad u kooban aan is garaneyno, balse markii ay qisadan iiga sheekeysay, waxaan uga danqaday sidii qof aan waqti dheer aqaanoo kale, amaba qof ixiga. Amin runtii waa gabar daacadnimadeeda lagu imtixaamay, kalsoonideedana si aan uqalmin looga bur buriyay,Continue reading “Qiso jacayl”